Nabigu scw wuxuu ku booriyey in wanaaga la suubiyo oo aan la yaraysan wanaaga haba yaraadee, waxaana ka mida waji fornaanta iyo dhoolo cadaynta marka la kulmo, waxaa haboon in qofka muslinku ku dadaalo taas,waayo waxaa ku jira soo dhawayn qofka muslimka ah iyo in la farax geliy.