Rasuulku wuxuu inoo sheegay in qofka muslimku iimaankiisu kaamil noqon karin ilaa uu ka hor mariyo jacaylka Nabiga scw jacaylka hooyadii, aabbihii, wiilkiisa, gabadhiisa, iyo dadkoo dhan, jacaylkaasina wuxuu keenayaa in la adeeco, loo gargaaro iyo inaan la caasiyin.