Nabigu scw wuxuu cadeeyey in akhlaaq wanaagu ay qofka gaarsiiso darajada qofka si joogto ah maalintii u sooma habeenka salaad u taagan, akhlaaq wanaaga waxaa lagu soo ururiyey: gacan furnaanta, hadal wanaaga, waji furnaanta, joojinta dhibka iyo dadka oo uu u dulqaato.